Gabdho loo balan qaaday Masuuliyiinta ka qeyb gashay Caleemo Saarka Axmed Madoobe

Waxaa magaalada Kismaayo ka socota munaasabad lagu caleemo saarayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe),waxaana munaasabada ka qeyb galaya madax kala duwan oo munaasabada lagu casuumay. Ugaas Cumar Xiirey oo ah Afhayeenka Salaadiinta Jubaland oo ka hadlay Munaasabada caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa si weyn uga mahad celiyay madaxda kala duwan ee kasoo … Continue reading Gabdho loo balan qaaday Masuuliyiinta ka qeyb gashay Caleemo Saarka Axmed Madoobe